Jubbaland oo Guul weyn ka sheegatay dagaalka Balad Xaawo kana jawaabtay hadalkii Dowlada

Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaalka xoogan ee ka qarxay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeeya ciidamo maamulkooda taabacsan iyo ciidamo ka amar qaata dowlada Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa guulo ka sheegtay dagaalka ka qarxay Balad Xaawo, waxa uuna sheegay in … Continue reading Jubbaland oo Guul weyn ka sheegatay dagaalka Balad Xaawo kana jawaabtay hadalkii Dowlada